Daawo Video Naxdin Leh:- Wareysi Laga Qaaday Weriye Yusuf Keynaan Kahor Intuusan Dhiman Iyo 3 Weriye Hortiisa Lagu Dilay.

Daawo Video Naxdin Leh:- Wareysi Laga Qaaday Weriye Yusuf Keynaan Kahor Intuusan Dhiman Iyo 3 Weriye Hortiisa Lagu Dilay.

daajis.com:-Yusuf Kaynaan waxa Uu Ka mid Ahaa Wariyahii ugu danbeyey Ee magaalada Muqdisho lagu Diley waxana Uu wariyahani waraysi Siyey SNTV Ka Hor Geeridisa waxa Uu ka waramay Arin naxdin leh Oo uu Goob Jog Aha Lakiin uu ka bad baadey.

Allah ha U naxariste waxa waraysigani laga qaday wariye Yusuf kaynaan Oo shabaab Ku Dishey Muqdisho waxana Uu Goob Joog ka Ahaa qaraxii Vilage Oo lagu diley wariyaal badan.

Waxa Uu Allah ha U naxariste ka Waramaya Sida Uu uga Bad badey qaraxi Vilag oo wariyaal la Joga la Diley Isaguna Dhawac Fudud kasoo gaadhey.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA WAREYSIGA.

Ugu danbeyn wariyahani Ayaa la Diley waxana Arinta Naxdinta leh tahay Dhibatada Uu wariyaha Ka waramayo Sida Uu uga Bad badey Dhibka Lakin Ilahay Tisa ka Dhigay ugu danbeyn Shabaab Dileen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada