DAAWO VIDEO:- Maxay soo kordhisay xarunta Lagu Tababaro Wariyayaasha Soomaaliya ee Ku Taala Garowe?

DAAWO VIDEO:- Maxay soo kordhisay xarunta Lagu Tababaro Wariyayaasha Soomaaliya ee Ku Taala Garowe?

daajis.com:-Hay’adda Relief International oo ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah ee wadanka Soomaaliya ka shaqeeya ayaa dhawaan Magaalada Garowe ka hirgalisay Xarunta tababarada Saxaafada oo loogu talagalay in lagu tababaro korna loogu qaado aqoonta warfideeyeenka Soomaaliyeed.

Intii xaruntan ay shaqaynaysay waxaa ka qalin jabiyay in kabadan 100 Saxafi oo ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ka shaqeeya.
Waa xaruntii ugu horaysay oo nooceeda ah oo laga hirgaliyo wadanka Somaaliya, waxayna Hay’adda Relief horay dalka dibadiisa ugu soo tababartay saxafiyiin farabadan oo Koorsooyin sare ku soo qaatay Jaamacada Nairobi iyo Machadka Tababarka Saxaafada ee Mohamed Amiin Foundation.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada