DAAWO VIDEO: Naago tuugo ah oo alaab xadayo markii lagu qabtayna ku dagaalamy inay leeyihiin

DAAWO VIDEO: Naago tuugo ah oo alaab xadayo markii lagu qabtayna ku dagaalamy inay leeyihiin

daajis.com:-Labo naag oo da’adoodu weyntahay ayaa lagu qabtay inaygoo furfuranaya biro teendo uu ninkii lahaa qabyo uga tahay meel xeeb ah isagoo doontay xadeeg.


intii uu maqnaa ayay maammooyinka isku dayeen inay furfurtaan biraha ayna qaataan laakiinse nasiib daro ninkii lahaa ayaa kusoo gaaray iyagoo hoshii gacanta lula jira markuu su’aalay alaabta idinka maa iska leh waxay ku jawaabeen haa laakiin waan garani la’anahay sida loo dhiso.


Intaas kadib ayuu ninkii ku yiri meesha isaga taga alaabta anigaa lehee, mid kamida naagihii ayaa ku indho adeegtay inay leeyihiin oo la dagaashay ninkii kana tuurtay kamera uu kaga duubayay waxay sameynayeen.

HALAKAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada