DAAWO VIDEO:- Tareen siday diyaarado qabyo oo ku rogmaday Mareykanka

DAAWO VIDEO:- Tareen siday diyaarado qabyo oo ku rogmaday Mareykanka

daajis.com:-Tareen siday Saddex diyaaradood oo qabyo ah ayaa ku rogmaday buuraha webi hoosmara magaalada Kansas City ee dalka Mareykanka. 

Muuqaal laga soo duubay tareenka rogmaday ayaa muujinaya qaabka uu u rogmaday, isagoona siday diyaaradaha nooca Boeing 737-ka ah.
 

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada