DAAWO VIDEO: Weerarkii Madaxtooyada Khasaaraha uu geystay

DAAWO VIDEO: Weerarkii Madaxtooyada Khasaaraha uu geystay

daajis.com:-Dowladda Federaalka Somalia ayaa faah faahisay qaabkii uu u dhacay weerarkii Al-Shabaab kusoo qaatay xarunta Madaxtooyada xili loo fadhiyay afurka.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxulow ayaa shir jaraa´id ay ku qabteen Muqdisho waxay ugu hadleen qaabkii loo soo weeraray Villa Somalia, iyagoo sheegay in Afar nin oo ku socday gaari nooca Noah ay ku socdeen, iyadoo la dilay Sedax ka mid ah la dilay, darawalkii gaarigana isagoo dhaawac ah gacanta lagu qabtay.

Wasiirka Warfaafinta kama hadlin khasaaraha dhabta ah ee weerarkaasi kasoo gaaray ciidamada Dowladda, hase ahaatee waxaa jira khasaare xooggan oo uu geystay weerarkaasi oo ahaa mid ismiidaamin iyo weerar toos ah.


HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada