Daawo Video:- Wiil 9 sano jir ah oo guursaday Haweeney waayeel ah K/Afrika

Daawo Video:- Wiil 9 sano jir ah oo guursaday Haweeney waayeel ah K/Afrika

daajis.com:-Xafladii ugu horeysay oo ay ka qeyb galaan Qasri weyn oo ku yaala Gobolka Mpumalanga ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa ka qeyb galay Marti sharaf gaaraysa ilaa 100 qof Xafladii Meherka wiilka lagu magacaabo Sanela Masilela oo da’diisa ay tahay 9 Sanno sidaasi waxaa baahiyey muuqaalka iyo sawirka shabakada loogu aqriska badan yahay ee Dailysun ee kasoo baxda dalka Koonfur Africa.

Hooyada dhashay wiilka oo da’deeda ay tahay 47 ayaa sheegtay in wiilkeeda uu doortay naag iyada ka weyn oo jirta 69 taasi oo iyada la shaqeyso, Marmarka qaar way dhacdaa wax xun balse hadii aanan u samaynin wiilkeena waxa uu doonayo waa arin kale.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada