Dowlada Soomaaliya oo Waraaq kuqoranyihin Arin shabaab Jecleysan Udirtay Mareekanka

Dowlada Soomaaliya oo Waraaq kuqoranyihin Arin shabaab Jecleysan Udirtay Mareekanka

daajis.com:-Wareesiga uu siiyay barnaamijka Newsday ee Bbc-da kabaxa safiirka cusub ee Somalia mareykanka ufadhiisanaya mr Omar abdi rahsiid ali sharmake ayuu kaga hadlay wax yaabaha dowlada Somalia ay kafileeso dhanka dowlada mareykanka waxa uu sheegay safiirka in dowlada Somalia ay kadooneeso mareykanka in ay kagacan kasiiso Tababarada ciidamada dowlada si buu yiri nabada Somalia ay usoo laabato.


Barnaamijka Newsday ayaa lagu weediiyay safiirka maxay muhiimad ah oo ay leedahay magacaabistaada labada dhinac? Mr sharmarke ayaa tilmaamay in magacaabitiisa ay tahay mid muhiimad gooni uleh somalida oo idil iyo mareykanka madama ay soocelineeso xiriirki labada wadan.


Hadalkiisa waxa uu kusii daray safiirka Somalia uqaabilsan mareykanka in ay filayaan in lasii xoojiyo xiriirka iyo wada shaqeenta labada wadan ee Somalia iyo mareykanka.

1991 markii ay buburtay awoodii dowladii somaliyed kadib 23 ayuu Omar abdirashiid ali sharmake noqday safiirka Somalia uqaabilsan mareykanka taa oo diplomaasiyiintu ay kuqeexeen iney tahay mid muqaal wanaagsan uyeeli karta xiriirka labada dal.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada