Kim Kardashian oo sheegtay in uur leedahay fariina u dirtay Haweenka Uurka leh..

Kim Kardashian oo sheegtay in uur leedahay fariina u dirtay Haweenka Uurka leh..

daajis.com:-Fanaanada caanka ah Kim Kardashian ayaa asbuucaan waraysi ay siisay CBC ku sheegtay in xaamilo tahay.
Waxa ay tilmaantay in Uur sedax bilood ah leedahay islamarkaana aysan gurigeeda ka baxayn inta ay ka dhalayso.
Waxa ay fariin u dirtay Haweenka uurka leh waxa ayna tiri Haweenka uurka leh waxaan u sheegayaa in aysan gurigooda ka bixin.
Fanaanada ayaa dhawaan arooskeeda dhacay waana Uurkii labaad tan iyo markii Kanye is barteen waxa ayna aad u xiisaynaysaa jacaylka xiddigaa.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada