VIDEO CAJIIB:- Haweeney si deg deg ah isbitaalka hortiisa ku umushay:

VIDEO CAJIIB:- Haweeney si deg deg ah isbitaalka hortiisa ku umushay:

daajis.com:-Waxay aheyd dhacdo cajiib ah, markii Haweeney lagu magacaabo Kristin Dickerson ay ku umushay bannaanka Isbitaalka magaalada Rosenberg ee gobolka Texas, waxaana muuqaal lasoo dhigay barta Youtubeka oo lagu duubay GoPro camera oo ah kaamirad madaxa lagu xerto uu ninkeeda isticmaalayay.

Kristin Dickerson ayaa jidka dhexdiisa ku umushay wiil ay u bixiyeen Truett, kaasoo nasiibkiisu noqday in 10 Kalkaaliyeyaal caafimaad ay ku umuliyaan meel waxyar u jirta isbitaalka oo laga gaari waayay in si deg deg ah loo geliyo.

Muuqaalkaan ayaa noqday mid warbaahinta caalamka ay si weyn ugu faaloodaan.

HALKAN KA DAAWO SHEEKADAN CAJIIBKA AH

http://video.daajis.com/2014/07/video-cajiib-haweeney-si-deg-deg-ah.html

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada