VIDEO:- Warbixino dheeraad ah oo laga helayo horjoogihi weerarki Madaxtooyada

VIDEO:- Warbixino dheeraad ah oo laga helayo horjoogihi weerarki Madaxtooyada


Wareysi uu kasoo qaaday wariye u shaqeeya Taleefashinka Qaranka ayuu Xasan kaga hadlay arimaha ku kalifay inuu baneeysto dhiigga umadda Soomaaliyeed iyo inta qarax ee uu fududeeyay inta uu ka tirsanaa maleeshiyaadka shabaab.


Arimo badan ayuu ka hadlay, isagoona maleeshiyaadka Shabaab weli ku dhiiri geliyay inay heystaan hadafkooda ah beegsiga iyo baneeysiga dhiigga umadda Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA WAREYSIGA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada