VIDEO: Fanaanka Cawaale Aadan oo hees cusub u qaaday GAZA, Falastiin

VIDEO: Fanaanka Cawaale Aadan oo hees cusub u qaaday GAZA, Falastiin

daajis.com:-Fanaanka caanka ah ee reer Jabuuti Cawaale Aadan ayaa hees cusub oo uu kaga danqanayo Gaza u qaaday, iyadoo heestaan ay tahay mid xiiso gaar ah leh.

Heestaan ayuu fanaanka ugu magacdaray GAZA , waana hees runti marki aad daawato amaba dhageysato kugu beereyso xanuun, maamda ay heesta ka hadleyso damqasho xasuuqa loo geeysanayo Falastiin.

" Gazeey Waan Ooynayaa Dhibkana waan kula Qabaa"

HALKAAN KA DAAWO HEESTAN CUSUB EE GAZA:

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada