VIDEO: FEYSAL CALI WARAABE oo aan waxba ula harin maamulka PUNTLAND

VIDEO: FEYSAL CALI WARAABE oo aan waxba ula harin maamulka PUNTLAND

daajis.com:-Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe, ayaa wareysi cusub oo uu bixiyey waxauu si aad ah ugu weeraray maamul goboleedka Puntland.

Wareysiga Feysal Cali Waraabe ee TV-ga AFRO, oo uu kaga hadlay xaaladda Somalia, isaga oo jooga magaalada Minneapolis ee Mareykanka, waxa uu ku sheegay in dhibka Somalia ka taagan uu yahay Puntland, haddii kuwaas Somalia laga qabtana ay nabad iyo horumar gaareyso.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada