War Dag Dag:- Gudoomiyihii Waaxda 4 ee Dagmada Warta Nabada Hada Qarax Lagu Dilay.

War Dag Dag:- Gudoomiyihii Waaxda 4 ee Dagmada Warta Nabada Hada Qarax Lagu Dilay.

daajis.com:-War hada naga soo gaaraya dagmada wardhiigeley gaar ahaa xafada Cali Kamiin ayaa sheegaya in halkaas lagu qarxiyay gudoomiyhii waxaad Afaraad ee dagmada wardhiigley ee gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha la dilay ayaa magaciisa waxaa lag sheegay Shabaten kaas oo miin loogu xiray gaari uu watay kaas oo ka dhacay isgooska Cali kamiin dagmada wardhiigle ee gobolka banaadir.
Markii uu qaraxu dhacay kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo katirsan kuwa dowlada kuwaas oo goobta xiraya kadib baaritaano ka bilaabay isla goobta.
wixii warar ah ee ku saabsan qaraxaas lagu dilay gudoomiye Shabaten waan idin so gudbin donaa insha allah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada