War Deg Deg ah:- Shan Qof ayaa Lagu diley 8 Kale waa Lagu Dhaawacey Bus Usocdey Lamu "Kenya"

War Deg Deg ah:- Shan Qof ayaa Lagu diley 8 Kale waa Lagu Dhaawacey Bus Usocdey Lamu "Kenya"

daajis.com:- shan qof oo mid kamid ah uu yahay Polisi ayaa lagu diley sideed kalane waa lagu dhaawacey afar madi ah waa ciidan Polisi ah.
waxaa la weeraray saacada markey aheyd 06:30 jimcaha.

bus kaan ayaa waa la rasaaseeyay  Lamu- Malindi highway near Witu.

qof kamid ah shacabka fuuley gaariga ayaa waxaa uu sheegey Nation in bus ka lagu weeraray hoodka Pangani, maleeshiya hubeysan ayaa rasaas ku furtey gaariga halkaa oo 4 qof oo shacabka ah iyo 1 qof oo polis ah.

maleeshiyada ayaa waxay rasaas is weydaarsadeen patrolling Administration Policemen.

maleeshiyaadkii ayaa waxey ku ordeen Howda udhaw  Lamu County Commissioner Miiri Njenga.

laakiin waxaa lagu qayaasey dhimishada ilaa 6 qof.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada