Axmed Madoobe Iyo Barre Hiiraale oo ku shiraya Gudaha Magaalada Kismaayo

Axmed Madoobe Iyo Barre Hiiraale oo ku shiraya Gudaha Magaalada Kismaayo

daajis.com:-Ka dib markii sacado ka hor uu Magaalada Kismaayo soo garay Col Barre Adan Shire Hiiraale iyo Ciidamo u horkacayo ayaa waxaa hada Magaalada Kismaayo ka socda Shir afar Gesood ah oo dhex maraya Col barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe waxaana goobta shirka ka dhacayo jooga Wafuud ka kala socota IGAD iyo Dowlada Somalia.

Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waji ka waji waxaa la isku hor fariisiyay Hogaamiyayaasha Maamulka Jubba iyo kuwa Isbaheysiga nabada iyo midnimada Jubooyinka, iyadoo ay kor joogto ka yihiin IGAD, AMISOM iyo Dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya.
 
Xaalada Kismaayo ayaa maanta isbadal weyn laga dareemayaa, iyadoo maalmihii u dambeeyay laga cabsi qabay dagaalo xoogan oo ka dhaca Magaalada Kismaayo, kuwaas oo ay isku hor fadhiyeen ciidamo Kala taabacsan Barre Hiiraale iyo kuwa Axmed Madoobe.
 
 
Halkaan kala soco wixii war ah oo soo kordho. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada