Daawo:- DF oo halkii ay hub ka sugeysey loo keeney kubbado

Daawo:- DF oo halkii ay hub ka sugeysey loo keeney kubbado

daajis.com:-Midoowga Afrika ayaa maanta 4500 oo kubbado ah guddoonsiiyey dowladda Soomaaliya, mana ahayn wixii ay dowladda codsanaysay dhawaanahan in Midoowga Afrika iyo beesha caalamka ka hesho.

Kubbadaha ayaa waxaa loo qeybinayaa iskuulaad iyo kooxo kubbadda cagta ah oo ka jira meelo kala duwan oo dalka.

Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtey in aysan dhisi karin ciidamo qaran illaa ay ka heleyso hub.

Midoowga Afrika ayaa waxaa dalka ka jooga wax ka badan 20 kun oo ciidamo nabad illaalin ah, kuwaasi oo heysa hub dhamaystiran oo xitaa leh keyd bakhaaro ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada