Daawo Muuqaal:- ahaan Ciraaqiyiin Kirishtaan ah oo ka cararay Kooxda Daacish oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Paris

Daawo Muuqaal:- ahaan Ciraaqiyiin Kirishtaan ah oo ka cararay Kooxda Daacish oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Paris


daajis.com:-Waxaa shalay Garoon kuyaala Magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransa lagu soo dhaweeyay dad Ciraaqiyiin ah oo heesta diinta Krishtaanka kuwaa oo kasoo cararay Kooxda Daacish oo qabsatay Magaalooyin kuyaala Dalka Ciraaq.

Dadkan Krishtanaka ah ee ka cararay dalka Ciraaq ayaa u baxsaday goobo aysan gacanta ku heyn Kooxda Islaamiyiinta ee Daacish , waxaana shalay diyaarad waday dad kirishtaan ah shalay ka dagtay Dalka Faransiiska.

Dowlada Faransa ayaa soo dhaweysay dadkan Ciraaqiyiinta ah ee heesta Diinta Kirishtaanka waxa uuna sheegay Wasiirka Arimaha Dibada dalkaasi oo garoonka kusoo dhaweeyay in ay gacan siinayaan dadka Kirishtaanka ah ee naftooda kala soo baxsaday KooxdaDaacish.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada