HADDI ADAN AWOODIN HA ISKU DAAWAN VIDEO GAN:- Hamaas Askar Yahuud ah live U Qalaysa…..

HADDI ADAN AWOODIN HA ISKU DAAWAN VIDEO GAN:- Hamaas Askar Yahuud ah live U Qalaysa…..

daajis.com:-Xoogag ka tirsan Uruka Hamas ayaa dilay dad aad u fara badan oo gaaraya 18 ruux una dhashay dalka Falastiin kuwaas oo lagu eedeeyay inay la shaqaynayeen ciidamada cadawga ah ee Yahuuda.


18-ka Ruux ee Falastiiniyiinta ah ayaa waxaa dilkooda uu ka dhacay goob ay ku dhejiyeen Xamaas warqad cadeyn ah oo dadkaasi in ay iyaga dileen ah isla markaana ay u dileen in ay jaajuuseen Godadka ay ku dhuuntaan dagaalyahanada Xamaas.

HALKAAN KADAAWO

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada