DAAWO VIDEO:- Ciyaaryahan magac sare kulahaa Caalamka oo noqday Darbi-Jiif

DAAWO VIDEO:- Ciyaaryahan magac sare kulahaa Caalamka oo noqday Darbi-Jiif

daajis.com:-Ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka England Paul Gascoigne ayaa loo aqoonsaday derbi jiifka dunida ugu magaca dheer kadib markii ay soo qabteen Booliska Dalkaas isla markaan ladhigay Isbitaal.

Ninkan oo magac weyn kuleh Kubada Cagta una soo Ciyaaray kooxo badan oo Yurub ah ayaa nolosha ku fashilmay markii aad u badsaday cabista Khamriga isla markaan uu noqday waxa loo yaqaanHomeless.


Wargeyska Daily Mirror ayaa soo qaaday Sawirada Gascoigne oo boolisku Gacanta ku dhigeen markii lagu wargeliyey Khamiistii in isagoo cabsan uu jiifo derbi taas oo markii laqabtey keentey in ladhigo Isbitaal.


Ma aha markii koowaad ee  Paul Gascoigne lagu soo qabto cabista Khamriga ee waa mid uu caadeystey sidaa waxaa yiri afhayeen u hadlay Buliiska gacanta ku haya iminka Xiriirka FA ayaa dhawr jeer isku dayey in ay kala hadalaan ninkan 57 jirka ah wax yaabahaan sumcad xumida ah balse waa uu diidey.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada