Daawo Muuqaal;- Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo ku wada duqeymo toos Kooxda ISIS..

Daawo Muuqaal;- Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo ku wada duqeymo toos Kooxda ISIS..

daajis.com:-Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa bilaabay in ay Duqeymo u geestaan Xarumaha ay aamulaan Dagaalyahanada Suniyiinta ee dalka Ciraaq ee ka taliya qaybo ka mid ah Waqooyga iyo Galbeed ka Ciraaq .

Dowlada Mareykanka ayaa xaqiijisay in Labo diyaaradood oo noocoodu yahay F/A-18 ay bombaanooyin xoogan ku gaaraaceyn Dagaalyahanada Hubeesan ISIS ee weerarka ku qaadey Magaalooyinka ay maamulaan Kurdiyiinta Ciraaq.


Duqeynta Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka ay u geesanayaan Dagaalyahanada ISIS ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama uu amray in la duqeeyo Xoogaga ISIS oo gacan ku dhigay Dhul badan oo horey gacanta ugu jiray Dowlada Ciraaq.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada