Daawo Muuqaal Qosol badan:- Nin Naagtiisa la socda oo laga soosaarey Rajabeeto ama Naasa cilis..

Daawo Muuqaal Qosol badan:- Nin Naagtiisa la socda oo laga soosaarey Rajabeeto ama Naasa cilis..

daajis.com:-Shirkada Sameysa Filmada qosolka ah ee bulshada dhaxdeeda laga dhax keeno ayada oo aysan qofka ogaan balse si loo qiimeyo dareenkiisa ayaa waxaa ay soo saareen muuqaal qosol leh o aad loola dhacay isla markaana bulshada daawata ay aad uga heleen .


Waxaa muuqaalkaan idinkugu soo xulnay waa in yar oo qosol ah si aan dhacdooyinka siyaasada iyo kuwa kale uga nasano.



halkaan ka daawo muuqaalka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada