Daawo:- Muuqaalka uu Sirdoonka Dalka Ingiriisku Baahiyay Ee Lagu Aqoonsaday Ninkii Gawracayey Saxafigii Maraykanka

Daawo:- Muuqaalka uu Sirdoonka Dalka Ingiriisku Baahiyay Ee Lagu Aqoonsaday Ninkii Gawracayey Saxafigii Maraykanka

daajis.com:-Ciidamada SAS iyo qalab wax tilmaama ayaa la geeyay waqooyiga dalka Ciraaq si loo raadiyo ninkii lahaa codka ama lahjada Britishka ah.
Kooxda afduubatay saxafiga Maraykanka ahaa ayaa waxaa ay wadahadal ka galeen sidii lacago faro badan ugu heli lahaayeen sii deynta saxafiga kadibna ay u degi lahaayeen wadamada Kuwait ama Qatar sida ay daabacday The Mail.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Waxana warka ka soo baxay safiirka Britain ee dalka Maraykanku uu ku soo beegmay iyadoo lagu soo bandhigay muuqaal lagu duubay aalada loo yaqaan CCTV ee garoonka dayuuradaha ee Gatwick kaasoo lagu arkay shan dhalinyaro British jihaad doon oo u dhoofayay dalka Siiriya si ay uga qeybqaataan dagaalada halkaa ka dhacaya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada