Daawo Muuqaal :- Saddex wariye oo Soomaaliya caan ka ah oo Ka dooday barnanaijka hub aruurinta ee dowladda ka biloowday muqdhso!!

Daawo Muuqaal :- Saddex wariye oo Soomaaliya caan ka ah oo Ka dooday barnanaijka hub aruurinta ee dowladda ka biloowday muqdhso!!

daajis.com:-Sadaxda Wariye ee caanka ka ah Dalka Soomalaiya ee Kala ah Ridwaan xajai Cabdi Wali iyo Cabdiraxman Yusuf caynte iyo Jamaal Osmaan oo Dhamaan Wada ah Wariyayaal Kasoo shaqeeyay Saxaafadda Soomaalida Iyo Saxaafadda caalamka ayaa Ka Qaybgalay Barnaamij Ka Baxay TV ga Caanka ah Ee Al Jazeera Kaasoo Lagu Falanqaynayay Qaabka Ugu Wanaagsan ee Hubka loogu Aruurinkaro Dalka Soomaaliya Qaasatan Magaalda Muqdisho.

Sadxdaan Wariye ayaa Si Wanagsan u Falanqeeyay Sida ugu Wanagsan ee Hubka looga Qaadikaro Masleeshiyaadka hubaysan ee ku sugan Magalada Muqdisho Iyagoo Mid waliba Soo Bandhigayay sida Ugu Wanagsan ee Dowladda hubka Ugu qadi karto Hogaamiyaasha ku hubaysan Magaalda Muqdisho.

Dowladda Dalka Soomaaliya ayaa Waayadaan danbe Waxay Magalada Muqdisho ku Weerartay Hogaamiyayaal Caan ka ah Magalaada Muqdisho Kuwaasi oo Awood Culus ku Leh Gudaha Dalka Soomaaliya Qaasatan Magaalda Muqdisho Kuwaasi oo lagu sameeyay hub ka Dhigis Kadibna Jeelka loo Taxaabay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada