Daawo-Video:- Maraykanka oo Daawo Soo gaarsiiyay Ciidamada Amisom

Daawo-Video:- Maraykanka oo Daawo Soo gaarsiiyay Ciidamada Amisom

daajis.com:-Waxaa Ciidamada Amisom ay maanta daawo ka heshay Dowladda Marykanka, taasoo loogu talagalay in ay Ciidamadda Amisom u isticmaalaan iyaga iyo bulshadda goobaha ay kala wareegaan Ururka Al Shabaab. daawadaan ayaa waxa ay ahayd mid intaa tiradeeda ka badnayd oo afar meelood sadex meel ay ahayd mid loogu talagalay in Amisom iyada ay u isticmaasho ciidamadeeda .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada