DAAWO :- Muuqaalka qurxoon ee xeebta Boosaaso iyo damaashaadka Jimcaha

DAAWO :- Muuqaalka qurxoon ee xeebta Boosaaso iyo damaashaadka Jimcaha

daajis.com:-Boosaaso oo ah magaalo kulaasha badda Soomaaliya waqooyiga kaga beegan ee gacanka Cadmeed waxay leedahay xeeb la oran karo waxay qayb ka tahay kuwa ugu quruxda badan guud ahaan dalka.

Xeebta magaalada Boosaaso oo gaar la ah jewi diiran iyo xaaxi dheer oo ku haboon in kubadda lagu dheelo amase lagu ordo waxaa maalin walba taga boqolaal kamid ah bulshada magaalada Boosaaso ku dhaqan kuwaasoo dhalinyaro u badan.
Xeebta Boosaaso oo nadaafadeeda si aad ah loo ilaaliyo waxaa maalmaha ay ugu dadka badan tahay kamid ah ayaamaha fasaxa sida maalinta Jimcaha iyo ayaamaha lagu jiro fasaxa Iidaha.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada