Daawo Sawir Layaableh:- Dr Gaas oo Qoor sagaaro ku qabtay Gardafuul Amin Arts oo soo bandhigay

Daawo Sawir Layaableh:- Dr Gaas oo Qoor sagaaro ku qabtay Gardafuul Amin Arts oo soo bandhigay

daajis.com:-Amiin Caamir ayaa soo saaray saddex sawir gacmeed oo qosol badan, oo uu ka kala sameeyey Faarax Cabdulqaadir iyo damaciisa ku aadan inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya, caddaalad darrada uu Cabdi Weli Gaas ku hayo dadka degan gobol Gardafuul ee Puntland iyo arrinta hub ka dhigista Muqdisho.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada