DEG DEG:- Alshabaab oo dagaal looga qabsaday deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

DEG DEG:- Alshabaab oo dagaal looga qabsaday deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

daajis.com:-Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom, ayaa Al Shabaab kala wareegay deegaan hoostaga Degmada Beladxaawo ee Gobalka Gedo.
Dagaal qaatay wax ka yar hal saac ayeey ciidamada Kenya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula wareegeen deegaanka Gadoon-dhawe oo 45-Km ujira Degmada Beladxaawo ee Gobalkaasi.
Taliyaha ammaanka Degmada Beladxaawo Ismaaciil Koofi ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay la wareegitaanka ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya deegaanka Gadoon-dhawe, waxaana uu sheegay in ciidamadii halkaasi ku sugnaa ee Shabaabka inay isaga carareen.
Wixii ku soo kordha Warkaan kala soco daajis.com


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada