Daawo Sawirada:- Col. Barre Hiiraale oo soo dhoweeyay cudud ciidan oo Axmed Madoobe kasoo goosatay

Daawo Sawirada:- Col. Barre Hiiraale oo soo dhoweeyay cudud ciidan oo Axmed Madoobe kasoo goosatay

daajis.com:-Askar kasoo goostay maamulka KMG ah ee Jubba ayaa kusoo biiray xooggaga Col. Barre Hiiraale oo ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.


Col. Barre Hiiraale ayaa soo dhoweeyay askartaasi kasoo baxsaday maamulka Axmed Madoobe, isagoo sheegay in ciidamadan ay garteen wax uu ku sheegay hagardaamada ciidamada Kenya iyo magac u yaalka maamulka Axmed Madoobe.

Ciidamadan ayaa la sheegay in ay qeyb ka ahaayeen ciidamo lagu soo tababaray xerada Kamanga ee dalka Kenya, iyagoo ka carooday hab dhaqanka ciidamada Kenya ay ula dhaqmaan askarta Soomaalida, taasoo ay sheegeen in aan loo dul qaadan karin.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada