Daawo Sawirada :- Sida Soomaalida South Africa kunool usoo dhaweeyaan dadka qaata Diinta Islaamka ee dalkaasi u dhashay

Daawo Sawirada :- Sida Soomaalida South Africa kunool usoo dhaweeyaan dadka qaata Diinta Islaamka ee dalkaasi u dhashay

daajis.com:-Soomaalida kunool Dalka South Africa ayaa qaarkood dadaal badan waxa ay ku bixiyaan sida ay usoo jiidan lahaayeen bulshooyinka kala duwan ee ku dhaqan dalkaasi gaar ahaan kuwa kusoo biira diinta Islaamka.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Limpopo ayaa ku guuleestay in dad badan oo u dhashay Dalka Koonfur Afrika ugu yeeraan in ay qaataan diinta Islaamka , waxa ayna Jaaliyadu caawinaad u sameeysaa dadka kusoo biira Diinta Islaamka ee u dhashay Dalka Koonfur Afrika.

Deeq kala duwan oo isugu jira Raashin iyo alaabooyin kale ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Limpopo waxa ay ugu deeqeen dad danyar ah oo u dhashay Dalka Koonfur Afrika kuwaa oo qaatay diinta Islaamka.

Waxaa Sidoo kale Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka dhisan dalka Koonfur Afrika qaarkood ay fureen madaariis diinta Islaamka lagu baro dadka u dhashay Dalka Koonfur Afrika iyo dadyowga kale ee qaata diinta Islaamka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com







Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada