Daawo Sawirada:- Gudoomiyaha Ururka Shayaadiinta caabuda oo laga mamnuucay Bandhig uu Sameyn lahaa

Daawo Sawirada:- Gudoomiyaha Ururka Shayaadiinta caabuda oo laga mamnuucay Bandhig uu Sameyn lahaa

daajis.com:-Booliska Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa dalkooda dib uga celiyey nin la sheegay inuu madax u yahay Koox caabuda Sheydaanka, kaasoo lagu magacaabo Klaus Ulf, heystana dhalashada dalka Jarmalka.

Ninkaan ayaa lagu celiyey dalka Turkiha oo uu ka yimid.

Ninkaan ayaa ku dooday inuu dalka Imaaraadka u tegay si uu munaasabado ula qaato sida warka loo dhigay koox isaga taabacsan oo ku sugan dalkaas.

Kooxdan Shayaadiinta caabuda ayaa la isku khilaafay xilliga ay soo bilwodeen, waxaase la sheegay iney soo bilowdee qarnigii 1-aad ee Miilaadiga.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada