DAAWO VIDEO:- Bisad Caano qoob xer ah loo Liso mooyee aan wax kale Afka galin

DAAWO VIDEO:- Bisad Caano qoob xer ah loo Liso mooyee aan wax kale Afka galin

daajis.com:-Bisad ku nool dalka India oo uu dhaqdo nin beeralay ah, ayaa quudata caano qoob xer ah, oo maalin walba looga liso mid ka mid lo’da ninka isla leh bisadaasi dhaqdo.

Muuqaal cajiib ah oo lasoo geliyay barta Youtubeka oo ku faafay baraha bulshada iyo warbaahinta India ayaa muujinaya bisadaas oo ninka iska leh, uu sac u lisayo, iyadoo afka u dhiganeyso, marna uu isaga baaldi ku lisanayo.


Bisadan ayaa marka ay inyar joogtaba ay ninka iska leh ka baryaysaa in uu afka ugu hagaajiyo ama ugu liso  naasaha, isagoo markaasina afka ugu tuujinayaa.

HALKAN KA DAAWO MAYACA BISADAN




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada