Daawo Sawirada Haweeneyda Ugu gaaban deegaanada Maamulka Somaliland oo Cunugii lixaad lagu qalay

Daawo Sawirada Haweeneyda Ugu gaaban deegaanada Maamulka Somaliland oo Cunugii lixaad lagu qalay

daajis.com:-Haweeney la sheegay in ay tahay mida ugu gaaban inta la ogyahay deegaanada Maamulka Somaliland ayaa lagu qalay cunugii lixaad ay dhasho , Haweeneydan ayaana caan ka ah Somalilad gaar ahaan Magaalada Hargeysa.

Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) ayaa caan ka ah Magaalada Hargeysa , waxaana la sheegay Haweeneydan in ay tahay mid aan waxba heysan waxa ay inta badan ka dawarsataa Suuqyada Magaalada Hargeysa.

Haweeneydan caanka ka ah Hargeysa ayaa la sheegay in gaabnideeda awgeed ay adagtahay in ay si caadi ah u dhasho , waxaana markii lixaad oo xariir ah lagu sameeyay qaliin looga soo saarayay ilmaha caloosheeda ku jira 

Dr. Cabdiraxmaan Cali Mahdi (Aw Koombe) oo ah dhaqtarka markii lixaad qaliinka ku sameeyay Haweeneydan ayaa sheegay in isbitaalkooda uu si lacag la’aan ah qaliinada ugu sameeyay Fowsiyo gaabo oo kamid ah dadka danta yare e Hargeysa kunool.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada