Daawo sawirada:- laga soo qaaday Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo is Cafinaaya iyo filanwaa lagu tilmaamay.

Daawo sawirada:- laga soo qaaday Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo is Cafinaaya iyo filanwaa lagu tilmaamay.

daajis.com:-Col Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ayaa waxa ay ku heshiiyeen inay wax wada qabsadaan islamarkaana ay kasoo talaabaan wixii horay u dhacay, iyadoona ay guushaasi soo hoyiyeen Wasiiro iyo Mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo IGAD.

Barre iyo Axmed Madoobe ayaa is cafiyay ka hor inta uusan Barre usoo duulin Magaalada Muqdisho, iyadoona ay axdi ku wadagaleen wada shaqeyn iyo in ruux waliba oo labadooda kamid ah ilaaliyo Shuruucda iyo qodobada ay ku heshiiyeen.

Weli lama soo bandhigin Qodobadii ay labadaasi Mas’uul kuwada heshiiyeen, inkastoo la Tilmaamay in si kumeel-gaar ah loo sii hakiyo faafinta Qodobadaasi.

Dhanka kale, Barre ayaa waxa uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Aqalka RW uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho, halkaasi uu kullamo kula qaadanaayo RW iyo Wasiiro ka tirsan DF.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada