Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xero ku taalla Libya oo 21 ka mid ah geeriyoodeen

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xero ku taalla Libya oo 21 ka mid ah geeriyoodeen

daajis.com:-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xero ku taalla dalka Libya ayaa lagu warramayaa inay dhibaato xoog leh ku heysato.

Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ee ku jirta xeradaasi ku taalla Libya ayaa tiradooda lagu sheegay in kabadan 200 oo dhalinyaro ah.

21 dhalinyaro ah  oo 8 ka mid ah gabdho ay yihiin ayaa bishii hore ku geeriyooday xeradaasi, dhibaato nolosha awgeed.

Maxamed Cabdi Aadan oo ka mid ah dhalinyartaasi ku dhibaateysan xerada ayaa VOA u sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ku sugan yihiin.

Kooxo doonayo inay lacag ka sameeyaan dhalinyaradaan ayaa la soo sheegayaa inay gacanta ku hayaan oo ay xero iyaga maamulaan ku hayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada