VIDEO AJAKIS:- Turkiga Dambiil duco kala tagay Soomaaliya, wuxuusa ku reebay Deeq

VIDEO AJAKIS:- Turkiga Dambiil duco kala tagay Soomaaliya, wuxuusa ku reebay Deeq

daajis.com:-Majaajiliistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Ajakis ayaa barnaamijkiisa Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Taleefashinka Universal kusoo qaatay islamarkaana ku amaanay dedaalka Turkiga ee Soomaaliya, isagoona warbixin ka hadleyso kusoo daray.


Ajakis ayaana Soomaali badan oo caalamka ka qosliyay, kadib marki uu sheegay in Turkiga uu dambiil Duca ah kala tagay Soomaaliya, balse uu ku reebay Deeq.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada