Daawo Sawirada:- Xamaas oo Gantaalo ku garaacday Israa’il iyo qasaaro dhimasho oo ka dhashay Duqeyntaasi

Daawo Sawirada:- Xamaas oo Gantaalo ku garaacday Israa’il iyo qasaaro dhimasho oo ka dhashay Duqeyntaasi

daajis.com:-Ururka Xamaas ayaa gantaalo culus waxa ay ku garaaceen meelo badan oo kamid ah dhulka ay Yahuudu dagan tahay, waxaana inta la xaqiijiyay duqeynta ku dhintay Cunug yar oo Israa’ili ah kaa oo ku dhintay gantaal gurigooda ku dhacay.

Gantaal ay Ururka Xamaas ka rideen Magaalada Gaza ayaa ku dhacay Dhulka ay maamusho Israa’il gaar ahaan Xaafada Nahal Oz oo kuyaala Xadka Gaza , waxaana duqeyntaasi ku dhintay cunug yar oo 4-sano jir Israa’iili ah.

Rai'sal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, oo ka hadlay Duqeynta uu ku dhintay cunuga yar ayaa sheegay in Ururka Xamaas ay ka shalaayi doonaan gantaalada ay kusoo ridayaan dhulka ay maamusho Israa’iil.

Duqeymihii ugu dambeeyay ee Yahuuda Israa’iil ku garaaceen Magaalada Gaza waxaa ku dhintay sadax qof oo Shacab Falastiiniyiin ah halka ay ku dhawacmeen tobon qof oo kale, waxaana wali socda Duqeymaha ay is dhaafsanayaan Ciidamada Yahuuda iyo Ururka Xamaas.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada