Daawo Sawirrada:- Dhoola tuskii u dambeeyay ee Alshabaab ku soo bandhigeen Buulo Mareer

Daawo Sawirrada:- Dhoola tuskii u dambeeyay ee Alshabaab ku soo bandhigeen Buulo Mareer

daajis.com:-Xoogaga Alshabaab Ayaa Cudud Xoogan oo Ciidan Ku soo Bnadhigay Magalada Buula-Mareer Ee ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose.


Xoogaga ayaa muujiyay tiradooda iyo Hubka faraha badan ee ay heestaan, waxaana la arkayay ayagoo Hub garaarsan oo ku sugan gudaha magaaladaasi.
Halkaan hoose ka daawo Sawirrada:-








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada