Dhagayso:- Ururka Al-Shabaab oo ka Hadlay Dagaalkii maanta ka dhacay Degmadda Buulo Mareer

Dhagayso:- Ururka Al-Shabaab oo ka Hadlay Dagaalkii maanta ka dhacay Degmadda Buulo Mareer

daajis.com:-Ururka alshabaab ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka shabeelaha Hoose oo looga qabsaday gacan ku haynta Magaalada Buulo-Mareer. Al shabaab ayaa sheegtay in ay xeelad dagaal dib uga guratay Magaaladd Buulo-Mareer, oo ay hadda ku hareeraysan yihiin Magaaladaas Cadawguna uu san aqoon sidii uu uga dhaqaaqi lahaa. waa sida uu hadalka u dhigay af hayeenkii Uruka Al Shabaab. 


 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada