Daawo Video: Aamina Muse Wehliye oo Waraysi yaab leh la yeelatay Foosiya Yuusuf

Daawo Video: Aamina Muse Wehliye oo Waraysi yaab leh la yeelatay Foosiya Yuusuf

daajis.com:-Waxaa waraysi xiiso badan oo aan horay Noociisa loola yeelan Wasiiradii hore ee Arimaha debeda Soomaliya la yeelatay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam, Sidoo kalana hada ah Xildhibaan Aaamina Muuse Weheliye oo dhowaan ku biirtay Tv-ga Dawlada Soomaaliya.


Waraysigaan oo xiiso leh ayaa waxaa lagu hordhigay Su’aalo badan oo dhowr ah, sidoo kalana waxaa lagu sheegay inuu qaab Sheeko iyo Waraysi isku jira yahay, Foosiya ayaa la waydiiyey Arimahii musuq maasuga ee lagu eedeeyay, waxyaabahii laga qoray iyo hadalo kale oo dhowaanadan laysla dhex marayey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada