DAAWO VIDEO:- Dhacdo Aad u xanuun badan oo ay Al-shabaab u geysatay Qoys Soomaaliyeed

DAAWO VIDEO:- Dhacdo Aad u xanuun badan oo ay Al-shabaab u geysatay Qoys Soomaaliyeed

daajis.com:-Dhacdadaan oo ah mid aad u xanuun badan ayaa waxa ay ka dhacday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib marki ay ku dhacday Qoys halkaasi degan.

Al-shabaab ayaa dil u geystay hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda, kadib marki ay ku weerareen gurogooda oo ku yalla degamda Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Dhacdaan ayaa dhacday sanadki 2010-ka, iyadoona haatan laga diyaariyay barnaamij ka hadlaya dilka loo geystay hooyada iyo wiilkeeda, iyadoo marki aad daawato barnaamijka aad ilmeyn doonto hadii aad tahay wadani Soomaaliyeed oo ka danqanaya dhiigga umadda Soomaaliyeed.


HALKAAN KA DAAWO 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada