DAAWO VIDEO:- Dr. Faroole oo amaanay madaxweynihii hore ee Soomaaliya

DAAWO VIDEO:- Dr. Faroole oo amaanay madaxweynihii hore ee Soomaaliya

daajis.com:-Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa amaanay madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde).

Dr Faroole ayaa sheegay in Aadan Cadde uu ahaa shaqsi ay jeclaayeen umaddiisa, isagoona tilmaamay inuu bahal dahab ah kagalay Taariikhda Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada