DAAWO VIDEO:- Maraykanka oo Duqaymo Waaweyn la beegsaday Dalka Ciraaq

DAAWO VIDEO:- Maraykanka oo Duqaymo Waaweyn la beegsaday Dalka Ciraaq

daajis.com:-Ciidamada Maamulka Kurdiyiinta Dalka Ciraaq oo ay taagerayaan Diyaaradaha Dagaalka ee Wadanka Maraykanka ayaa waxa ay dagaal ku qaaden islaamiyiinta Daacish ee la wareegay gacan ku haynta waqooyiga dalka Ciraaq . 

Ciidamada Maamulka Kurdiyiinta ayaa waxa ay ku doonayaan dagaalka in ay kula wareegaan magaalyinka ku yaala waqooyiga dalkaasi,waxana ay siweyn u doonayan in ay la wareegan Biya xireenka ugu weyn Wadanka Ciraaq.

Xarunta gaashandhiga maraykanka ayaa sheegay in duqaynta xaga circa ah lala beegsaday Ururka Daacish Gawaari ay wateen .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada