DAAWO VIDEO:- Gabar La Qabo Oo Seygeedii Oo Maqan Nin Kale Uur U Qaaday Iyo Shiikh Shibli Oo Gartii Galay

DAAWO VIDEO:- Gabar La Qabo Oo Seygeedii Oo Maqan Nin Kale Uur U Qaaday Iyo Shiikh Shibli Oo Gartii Galay

daajis.com:-Halkaan hoose ka daawo muuqaalka arrin la yaab leh oo ka dhacday xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Dhacdadaan ayaa ku saabsan gabar la qabo oo Nairobi degen ninkeedana uu ku maqanyahay dibada isla markaan uur u qaaday ninkale.

Labada reer ee kala dhalay gabadha iyo ninka uureeyay oo is haysta ayaa u yimid Shiikh Shibili si uu ugu gar qaado.

Riix Halkan Si’aad U Daawato Video


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada