Daawo Video Layaab leh:- Iniesta oo 8 ciyaartooy jiiray si maskaxeysan iyo gembis aan weli la arag oo uusoo bandhigay

Daawo Video Layaab leh:- Iniesta oo 8 ciyaartooy jiiray si maskaxeysan iyo gembis aan weli la arag oo uusoo bandhigay

daajis.com:-Kubad sameeyaha kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain Andres Iniesta ayaa soo bandhigay gembis aan weli la arag, isagoona si maskaxeysan u jiiray 8 cayaartoy xilli uu kubad kala horyimid.

Gembisyadaan cusub ee Iniesta soo banadhigay ayaa waxaa la dhacsan qabiirada kubadad cagta Aduunka oo tilmaamay in iniesta gembisyada cusub ee uu sameeyay ay tahay horumar uu kusoo kordhiyay kubadda cagta Aduunka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada