Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka Saxdheer wada hadal na lagu badalo

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka Saxdheer wada hadal na lagu badalo

daajis.com:-Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa hadal uu ku qoray bartiisa Twitter-ka ah sheegay inuu ka wlaaacsan yahay xaalada degmada Saaxdheer ee ay weerarka ciidamada Soomaaliland ku qaadeen degmadaasi.

Nicholas Kay ayaa sheegay in xaalada Saaxdheer ay tahay in la qaboojoyo, isla markaana dhinacyadu ay kala duwanaashahooda ku xaliyaan wada hadal.

”’ Walaac ayaan ka qabnaa Xaalada Saaxdheer, waa in la dejiyaa xaalka laguna xaliyaa waxkasta oo kala duwaansho ah hab wada xaajood ah”labada dhianacba ha fureen wada hadal”Khaatumo & Somaliland" Ayuu yiri Nicholas Kay.

Sikastaba Shalay ayaa dagaal duleedka deegaanka Saax-dheer wuxuu ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan maamulka Somaliland iyo Khaatumo,,waxaana xilligii weerarka uu dhacayay socotay xaflad lagu caleema saarayay madaxweynaha Cusub ee maamulka Khaatumo State.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada