Daawo Video:- Maamulka Soomaaliland oo aqoonsaday Maamulka Khatumo State

Daawo Video:- Maamulka Soomaaliland oo aqoonsaday Maamulka Khatumo State

daajis.com:-Maamulka Somaliland ee waqooyiga Somalia, ayaa sheegay inuu aqoonsaday maamulka Khaatumo State ee uu hoggaamiyo madaxweyne Dr. Cali Khaliif Galayr.

Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeeysay ka qeyb galay madal lagu taageerayay maamulka cusub ee Khaatuma State of Somalia, kana shaaciyey in Somaliland tixgelisay rabitaanka shacabka Khaatuma, sidaas darteedna ay aqoonsadeen.
“Khaatumo waxa ay ka mid ahaan jirtay Somaliland, laakiin haddii shacabkii ay yiraahdeen annaga waxaa nahay maamul gooni ah, waan ixtiraameynaa rabitaankooda, waana aqoonsannahay” ayuu yiri.
Waa markii ugu horeeysay ee reer Somaliland aqoonsadaan Khaatuma, hase yeeshee tani waxay ka dhalatay markii ay xaqiiqsadeen heerka uu gaaray rabitaanka bulshada Khaatuma State.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada