DAAWO VIDEO:- Nin hubeysan oo weeraray Masaajid, dadna ku dilay

DAAWO VIDEO:- Nin hubeysan oo weeraray Masaajid, dadna ku dilay


daajis.com:-Nin ayaa weeraray masaajid El-Hidaje oo ku yaal magaalada St. Gallen ee dalka Switzerland, isagoo toogtay hal qof oo ku cibaadeysanayay masjidka.

Ciidamada Booliska oo falkaani lagu wargeliyay ayaa durbadiiba si deg deg ah kusoo gaaray goobta, waxayna ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan ninka falkaani geystay.

Imaamka Masjidka ayaa sheegay in arintani aysan salka ku hayn isla markaana ay la xiriirto arrimo qoys oo ka dhaxeeyay ninka lagu dhex dilay masjidka iyo kan soo weeraray.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada