Daawo-Video:- Nin Kaamerada Horteeda Lagu Toogtay.

Daawo-Video:- Nin Kaamerada Horteeda Lagu Toogtay.

daajis.com:-Ninkaan oo ku jiray dad banaanbaxayay oo diiday in uu ka hor dhaqaaqo gaariga dadka biyaha ku rusheeya oo ay Booliska adeegsadaan.



Booliska ayaa isku dayay in ay ninka meesha ka kaxeeyaan oo ay xiraan, laakiin waa uu ka biyo diiday Halkaasna waxaa ka qarxay dagaal iyo feer, ilaa uu markii danbe meesha ku naf baxo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada