DAAWO VIDEO:- Nin lacag fara badan ku bixiyay inuu u ekaado Michael Jackson

DAAWO VIDEO:- Nin lacag fara badan ku bixiyay inuu u ekaado Michael Jackson

daajis.com:-Nin Brazilian ah ayaa juhdi iyo dhaqaale ku bixiyay sidii uu ugu ekaan lahaa boqorka Heesaaga Mareykanka Michael Jackson, wuxuuna ninkani uu maray dhowr qaliin ah oo loogu ekeysiinayo Michael Jackson, midibkiisana lagu badalay.

Antonio Gleydson Rodrigues oo la magac baxay Gleidson Jackson ayaa wajigiisa maray dhowr qaliin, si loogu ekeysiiyo heesaaga caanka ah ee Jackson, waxaana dhaqaatiirta qaliinka ku sameysay ay soo dhoweeyeen inuu u muuqaal ekaado Machael Jackson.

Sidoo kale ninkani oo asalkiisa ahaa madow, waxaa maqaarkiisa la mariyay daawada la isku dhaqo ee dadka caddeyso, taasoo sida Macheal uu u sameeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada