DAAWO VIDEO:- Shacab careysan oo Calanka Israa´iil ku gubay Muqdisho

DAAWO VIDEO:- Shacab careysan oo Calanka Israa´iil ku gubay Muqdisho

daajis.com:-Ardayda wax ka barata Jaamacaddaha, Dugsiyada Sare iyo Hoose ee magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay shucuurtooda iyo sida ay ugu xun yihiin dhibaatada Yuhuuda ku wato shacabka Falastiiniyiin ee Gaza.

Dibadbadax ballaaran oo dhalinyaradan ay ka dhigeen magaalada Muqdisho ayaa waxay ku qeylinayeen erayo Carabi ah oo lid ku ah Yuhuuda iyo erayo loogu duceynayay shacabka Gaza.

Dhalinyaradan oo wajiyadooda laga dareemayay caro ayaa waxay meel fagaare ah ku gubeen calanka Israa´iil, iyagoo sidoo kale watay boorar ay ku qornaayeen erayo ka dhan Israa´iil.


 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada